Oo Butros markuu doonnida ka degay ayuu biyaha ku dul socday inuu Ciise u tago

Oo Butros markuu doonnida ka degay ayuu biyaha ku dul socday inuu Ciise u tago Ciise Masiix wuxuu bogsiiyey gabadh Feynikiin ah gabadheeda: "Ciise ayaa meeshaas ka baxay, oo dhinacyada Turos iyo Siidoon ayuu u leexday. Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya. Laakiin hadal uguma uu jawaabin. Markaasaa xertiisii u timid oo ka bariday iyagoo leh, Eri, waayo, way inaga...

Read More